Wasirka wasarada gadiidka iyo dulista hawada Hirshabeelle muse salad weh-liye aya kormer ku tagay garonka diyaradaha ugaas khaliif.

 

Wasirka wasarada gadiidka iyo dulista hawada Hirshabeelle muse salad weh-liye aya warbixin ka dhageystay maamulka garonka diyaradaha iyo lamaha amniga gacanta ku haya garonka kuwaas oo iskugu jira cidamada boliska Hirshabeelle iyo cidamada ATMIS.

Wasiir muuse aya kormer ku tagay dhismaha darbi silig oo lagu warejinaya garonka diyaradaha kaas oo diyaradaha ka sacidi doona badqabka diyaradaha.

Wasir muuse aya shegay in dhaqalaha kaso Xaroda garonka diyaradaha in dib looga cili doona garonka si baahida garonka looga daboola.

Share.

Leave A Reply