Halgan(Halgan.online)Wararkii ugu Dambeeyay ee Degmada Halgan Cabdullahi nuur shariif waa mid kamid ah odoyasha caan ka ah Degmadaas ayaa ka hadlay wax qabad laanta 10 sano la soo dhaafay Halgan.
Waxoow ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya wax qabad la’aan sida Maamulka Gobolka Hiiraan ugu gabiyay soo gudbinta hahiyaha Shacabka Soomaaliyeed ee Degmada Halgan sida Caafimaadka iyo wax barashada.
Ugu dambeyntii waxa baaq u diray
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowladd Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Hay’addaha Soomaaliya ka how galo in loo soo jeesto Degmada Halgan iyo Deegaanada ku Xeeran.
Hoos ka Daawo muuqaalkan