DAAWO:- Muqaal” Qaabkii Liverpool uga farxiyey MO SALAH & Saxiixyadii ugu Cuslaa & Chelsea afduubkeeda ilaa Xogihi ugu

176

Daawadayaasheena sharafta leh kusoo dhawaada muuqaal xiiso badan o ku saabsan Update kii ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta & wararkii ugu dambeeyey ee caalamka .

Qodobada aad ku daawaneysaan waxa kamid ah Chelsea ayaa Xiiseyneysa Laacibka Kooxda PSG & Mid kamid ah difaacada ugu fiican Xulka faransiiska hadaba Hoos ka daawo.

Salah oo ugu dambeyn kala farxiyey reer Liverpool isagoo heshiiska u Cusbooneysiiyey hadaba heerarkee lasoo maray.

Waxaas oo dhan waxaad ka boganeysaan Muuqaalka Hoose & Xogo ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here