Daawo;- Muqaal” Gudoomiye Cali Jeyte oo aay wehliyaan taliyaasha CXD ayaa maanta kulan kula yeeshay Hogaanka Ciidanka liyuu Booliska DDS

234

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Gudoomiye Cali  Jeyte Cismaan oo aay wehliyaan taliyaasha ciidanka Gobolka ee heer Federaal qaar kamida maamulka gobolka hiiiraan gaar ahaan Degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ayaa maanta kulan kula yeeshay Hogaanka Ciidanka liyuu Booliska deegaanka Lababaar ee Gobolka Qoraxeey ee DDSI

Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Gudoomiye Cali Jeyte Cismaan ayaa ku.Go’doonsan Mudo laba Biilod ah Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here