Muqdisho(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in Maanta Gudi ka kooban Beel-weynta 10-doy ee
YABAR-MADAXWEYNE
Ayaa maanta ku qabtay magaalada muqdisho doorasho daahfuran oo lagu tartan siyay garyaqan Nabadoon Cabdi Cilmi Sabariye iyo Nabadoon Cabduqaadir Cariif Guure,waxaana ku tartamaayay 2 nabadoon oo qiimo badan
Ugu dambeyntii waxa ku guuleystay Dorashadii Dhacday NABADOONKA GUUD GOBOLKA BANAADIR EE BEESHA YABAR-MADAXWEYNE.
Waxaana leenahay xilkaas culus illaahey hala garabgalo Nabadoon
Cabdiqaadir Cariif Guure