Askari Ka tirsan ciidamada dawlada u dilay lacag hal doolar ka yar (10.000) shilin Somaliya ah
انا لله وانا اليه راجعون
INAALILAAH WA INAA ILAAHAY RAJACUUN.
Waxaan Tacsi u diraa Dhamaan
Ehelada Qaramada Marxuumka aan abtiga u ahay Maxamed Xasan Jabuuti Carabay una ku dilay degmada afgoye waxan uga tacsiyeynaa dhamaan reer xasan xusein jabuuti , Racwi Cisman nuur sugaal, dhaman reer ali diiriye, reer nur sugaal samir iyo imaan allaha naga wada siiyo qabrigisa allaha u wasiciyo.
Hoos ka Daawo Muqaal Ehelada Marxuumka