Daawo:- laba muuqaal iska soo horjeedo Dagaal Maaliyaadd Beesha Xaruun Cali oo ku qadeen Booco Gobolka Hiiraan waxa sheegtay Maamulka Fashilmay ee Gobolka Hiiraan iyo Ciidamada DFS

871

Beledweyne(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in ayaa sheegateen Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya waa ariin Caajib ah.

Hase ahaate waxa Xalay xil danbe werar ku qaday Degaanka Booco ee gobalka Hiiraan oo aay gacanta ku hayaan dhaqdhaqaaqa Alshabaab waxaa weeraray ehelada nabadoon dhawaan AS aay ku dileen Beledweyne qasaaraha kala duwan ayaa gaaray Alshabaab sida la shagaya

Weerarka oo dhacay xalay xili dambe ayaa lasheegayaa in lagu qaaday saldhigyo AS aay ku leeyihiin deegaanka Booco oo qayaas ahaan 45km dhanka koonfur ka xiga Beledweyne.

AS ayaa dhawaan Beledweyne waxaay ku dileen nabadoon Cali Macalin Maxamuud (Cali Dheere), waxaana dilkaas uu u cuntami waayay ehelada marxuumka.

Dhanka kale Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa qoraal soo dhigeen Barta Facebook ku leyahay ayow kaga hadalay Guusha ka gareen iyo waliba Muqaal Ceeb ku ah Maamulka Gobolka Hiiraan ee Fashiliyey kal hore hoos ka Aqri

BELEDWEYNE:01:JUUN :2022

Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu Bogaadinayaa Howl’galka Ciidamada Dowlada iyo ciidamada is Abaabulay ee deeganka oo kaa shanayo Hay’adaha Amaanka aay ka sameeyen deegan Booco oo Qiyaastii (45KM) u jirta magaalada Beledweyne.

Gudoomiye ku-xigeenka Amniga Gobalka Hiiraan Mudane Ahmed cabdalla Osman inji oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Howlagalka Lagu qaaday kooxda argagixisada Alshabaab Tiro Labatan (20) meeyo ah looga dilay asigoo sheegay In Deeganka Booco aay Alshabaab dadka Ku Dhibaateyn jireen oo maxkamado aan cadaalad ku dhisneen aay dadka ku fulin jireen Asigoo xusay in ilaa Dad gaarayo 30 qof oo maxaabiis ah laga soo furay Xabsiyadii aay ku haysteen Alshabaab.

Gudoomiye ku-xigeenka Amniga Gobalka Hiiraan Ayaa bogaadiyey Howlagalka aay ciidamada sameeyen asigoo xusay inuu sii Socon doono.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBALKA HIIRAAN,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here