Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cabdulaahi Axmed Maalin (sufuroow) oo xariga ka jaray doon Cusub oo loogu gurmanayo dadka ku go-dooma Xaafadaha iyo tuulooyinka uu maro wabiga shabelle.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan waxuu wadaa Dadaaladii ugu dambeeyey ee loogu sameeyn lahaa shacabka gargaar asigoo ugu baaqayo Hay’addaha samafalka dowlada Hirshabelle iyo Dowlada fadaraalka in aan indhaha laga qarsan Karin qataraha fatahaadaha ee uu sameeyey wabigga shabelle 48-dii Saac ee ugu dambeeysay Degmadda Beledweyne.

Ayadoo Maamulka Gobolka Hiiraan uu horey ugu Guuleeystay in shacabka laga bixiyo biyaha si loo Dhimo qataraha ka imaan karay fatahaadaha uu sameeyo wabiga.

DHAMAAD

Share.

Leave A Reply