Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay’adaha dowladda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo gurmado dadka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen.

Share.

Leave A Reply