Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wada abaabul khawaarijta ay kaga difaacayaan jiinka Webiga Shabeelle.

Ciidankaan waxaa dhiiri galin ugu tagay Xildhibaan Maxamed Cabdiqadir oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya, wuxuu ku bogaadiyey saraakiisha hogaamineysa howl galka guulaha ay gaareen, isaga oo ku dhiiri galiyey inay sii laba jibaaran howlgalada ay ku baacsanayaan khawaarijta.

Gudomiyaha degmada maxaas “ibraahim ciise .Yabarmadaxweyne .Reer-ugaas. Calimadaxweyne. Salemaan Cabdulle

Share.

Leave A Reply