#BELEDWEYNE: Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle Mudane Cabdixakiin Xaaji luqmaan iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Beledweyne

Wafdiga gudoomiyaha Baarlamaanka waxaa qayb ka ahaa xildhibaano iyo Wasiiro katirsan dowlada Hirshabelle Waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyn. sidiiran ugu soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano Katirsan Baarlamanka Hirshabelle Maamulka Gobolka Hiiraan oo uu horkacayay Gudoomiayha Gobolka Hiiraan Mudane Cabdulaahi Axmed Maalin Sufurow iyo Gudoomiyaha Degmada Beledweyn Cumar Cismaan Calasow,Saraakiil katirsan Ciidamada Qalabka Sida Iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada beledweyne.

Share.

Leave A Reply