Janaraal Axmed Maxamed Calasow Tareedisho Taliyahi Hore Qeybta 27aad ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Codsaday in Ciidamada Macawiisleyda loo Bixiyo .
Ciidamada Ladagaalanka Argagixisada iyo Ciribtirka khawaarijta.
Dawada Adigu sideed u Arataa Magacaas in loo Bixiyo Ciidanka degaanka?
Halka comments ku soo qorvmagac aad jeclaan leheed in loo Bixiyo Ciidamada Macawiisleyda?