Ciidamada dowladda, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka oo is garabsanaya ayaa gacanta ku dhigay Deegaanno hor leh oo ay hore uga talinayeen Al-Shabaab.

Deegaannada soo galay gacanta Ciidamada oo haatan ay  Ciidamadu howlgallada ka wadaan ayaa kala ah Galcad ( Mudug ), Ceel-Qalow Iyo Gabdhaale’

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Sheekh ayaa Risaala u faah faahiyay degaannada lala wareegay.

Halkan ka Daawo Wareysiga Wasiirka