Waxaan diyaar u nahay si kastoo an ugu adeegi karna bulshadeena sida xareeynta xogta Ardyada ee EMISKA,ogaanshada tayada waxbarashada iyo korjoogteyn, laakiin maamulada waxbarashada Dugsiyada waxaa laga rabaa inay dhankood masuliyd iska saaran xogta aradayad, wayo waxaan araganay araday an ku jirin systemka EMISka oo sanad kasto ka baaqada imtixaanka taaso sababateedu ay leyahiin maamulada iskuulada oo an xog keeydiyaha raacin ee bood-bootiya Ardayada, sidaas waxaa yiray Agaasimaha Guud Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare Dowladda Hir-shabelle Mudane Amin Muqtaar Axmed oo maanta hadal dheer ka jeediyay shirka farsamada waxbarashada Dowladda Hir-shabelle oo ay kaqeybgaleen bahda waxbarashada Hir-shabelle iyo masuliyiinta sarsare Wasaaradda.

Share.

Leave A Reply