Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Ciidanka Dowladda oo AS ka qabsaday deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne
    Gudaha

    Ciidanka Dowladda oo AS ka qabsaday deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda oo garab ka helay kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawisley iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

    Dagaalka ayaa billoowday kaddib markii ciidanka dowladda iyo kuwa Dib-u-xoreynta deegaanku weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo la sheegay in ay isku aruursanayeen taasi oo keentay in uu dagaalka qarxo. Sida lagu yiri war ka soo baxay Dowladda.

    Ciidan gurmad ah oo uu hoggaaminayo Taliye Xasan Guuleed oo kamid ah saraakiisha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka aayna wehliyaan ciidanka Gorgor ayaa gaaray goobta uu dagaalka ka socda.

    Saraakiisha ciidamada dowladda oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dagaalka uu geestay Qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ka saareen deegaano ay kamid yihiin Beerxaano iyo Dhoqor iyo kuwa kale oo dhammaantood dhaca Koonfurta Beledweyne.

    Dagaalkan ayaa ku soo beegmaya xilli Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya uu ka furmay shir looga hadlaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab kaas uu shirguddoominaya Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha dalalka Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya kuwaas oo maanta soo gaaray Dalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMW JFS oo shirguddoomiyay shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen dalalka safafka hore
    Next Article Wareysi:- Taliye Baakay ayaa u sheegay Warabahinta inay Odayaal heshiis lagalay Al-Shabaab ka soo Xiray Degmada Halgan 60 kala ku raad joogo

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo: Koox ciyaal weero ah oo wiil 12 sano jir ahaa ku dilay MUQDISHO

    February 25, 2023

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay koox ciyaal weero ah xalay ka…

    Maxaa ka jira in gaadiid ay leedahay W/ Arrimaha Dibadda u gacan galay Shabaab?

    February 21, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.