Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Ciidamo loogu tallo galay wajiga labaad howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo la soo bandhigay
    Gudaha

    Ciidamo loogu tallo galay wajiga labaad howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo la soo bandhigay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 27, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamo loogu tallo galay wajiga labaad howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo la soo bandhigay

     

     

     

     

     

    Waxaa lagu wadaa wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ururka Al-S habaab uu ka billoowdo degaannada Koofur galbeed Soomaaliya, iyada oo qaar ka mida ciiidamadii ka qeyb qaadan lahaa dagaalka lagu diiriyay gobolka bay.

     

     

     

    Boqolaal ka mid ah ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwo ka tirsan ciidamada mamulka koofur galbeed ayaa laga soo bandhigay degaanka goof gaduud buurey, waxaana saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya ay sheegeen in ciidamadan loo diyaariyay in ka qeyb qaataan wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab ee ka bilaabanaya degaannada koofur galbeed.

     

     

     

     

     

    Taliyaha qeybta 60aad ee ciidanka xooga dalka janaraal Maxamed Cadow Cali (Sanka) ayaa sheegay in ciidamadan looga bahan yahay in ay iska difaacan cadawga gudaha iyo kan dibada una diyaar garoban dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

     

     

     

    Wajigii koowaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa hora uga billaawday degaannada dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle iyo Galmudug, iyada oo Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay la waregeen degaanno dhowr ah.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG DEG Weerar lagu qaaday Safaarad iyo Khasaaro ka dhashay
    Next Article Midowga Yurub oo dib u eegaya siyaasadaha ay kula macaamilaan muhaajiriinta

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab

    January 7, 2023

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay…

    Daawo:- Muqaal Kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo si naxariis darro ah ugu laayay xoolo ay lahaayeen dadka reer guuraaga ah ee deegaankaas.

    January 12, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.