Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Ciidamo katirsan howlgalka ATMIS oo isaga baxay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Soomaaliya
    Gudaha

    Ciidamo katirsan howlgalka ATMIS oo isaga baxay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Soomaaliya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 10, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu ammaanay horumarinta nabadda iyo xasilloonida koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, kuwaas oo dalkooda dib ugu laabtay.

    Ciidamadaan oo fadhigeedu ahaa degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan  ayaa qeyb weyn ka qaatay gulufyada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan, waxaana ay xiriir wada shaqeyn oo xoogan la yeesheen dhigooda ciidamada XDS.

    Isagoo ka hadlayay xafladdii sagootinta ahayd ee ka dhacday magaalada Beledweyne, ayuu Taliyaha Qeybta 4-aad ee ATMIS Col. Xasan Jaamac Faarax ku bogaadiyay ciidamada sida ay u horumariyeen ujeeddooyinka howlgalka ee ah ilaalinta nabadda iyo xasilloonida aagga ay ka howlgalaan.

    “Ciidanka baxayay waxay gaareen natiijooyin aad u badan intii ay joogeen; waxay xilkiisa u guteen si karti iyo xilkasnimo leh; waxay ku guulaysteen inay nabadda ka ilaaliyaan magaalada Jalalaqsi iyo deegaanada ku dhow dhow,” ayuu yiri Col. Faarax. “Waxay caawiyeen dadka deegaanka xilliyadii abaarta ba’an ay jirtay. Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo garabsanaaya, ayaa ka qeyb qaatay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagula dagaalamayo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.”

    Ciidamada Jabuuti ee qeybta 4-aad ee ka howlgala gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabeelle. Ciidamada Jabuuti  ayaa  labadalay oo si dhow ula shaqeynaya dhigooda Itoobiya ayaa si weyn u garab istaagay ciidamada XDS oo dagaal kula jira Al-Shabaab oo ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleFeysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Somaliland ka dalbaday inay ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah
    Next Article Akhriso:- Saadaasha Paul Merson ee Kulamada Premier league-ga ee Todobaadkan, Kooxaha Waaweyn oo uu Niyada u dhisay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa soo saartay amarro

    February 7, 2023

    Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa soo saartay amarro Imaamyada iyo Khadiibyada masaajidda looga…

    Waa tuma gabadha doorka weyn ka qaadaneysa filimka hadal-haynta badan dhaliyay?

    March 8, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.