Ciidamada dowladda oo shalay gekinkii danbe la wareegay degaannada Sargoniyo Qoqod ayaa saaka u ruqaansaday dhanka Camaara, waxayna la wareegeen Bacaadweym iyo Qayda oo ay isaga beceen Alshabaab.
ciidamada ayaa kusii jeeda degmada Camaara ee hobalka Mudug oo ay xalay Alshabaab gayateen dhaawici iyo Maydadki ay ka qaadeen duqaymo iyo dagaal lala beegsaday.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com