Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Ciidamada dowladda oo degaano dagaal kula wareegay
    Gudaha

    Ciidamada dowladda oo degaano dagaal kula wareegay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 12, 2023No Comments1 Min Read1 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay Maanta sameeyeen waxaa ay dagaal kula wareegay saldhig weyn oo Al-Shabaab ay ku lahaayeen degaanka Qunbi ee Gobolka Jubbada Hoose.

    Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in Ciidamada ay dhowr jiho ka weerareen degaanka Qunbi oo ay isku aruursanayeen Al-Shabaab si ay weeraro u fuliyaan, balse ay ka hortageen, isla markaana howlgalka uu weli socdo.

     

     

    Sidoo kale waxaa ay saraakiishu sheegeen in howlgalka lagu dilay Xubno badan oo katirsan Al-Shabaab, sidoo kalena ujeedkoodu uu yahay sidii guud ahaan degaannada ay Gobolka Jubbada Hoose kaga sugan yihiin Al-Shabaab uga saari lahaayeen.

    Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ka wadeen degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose, waxaana degaanka Qunbi ee lala wareegay gaaray Saraakiil uu hoggaaminayay Wasiirka Amniga Jubbaland Janeraal Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhuumaal.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleQandaraaslayaal Dhismooyin oo lagu xir xiray Turkiga iyo kuwo kale oo la baadi goobayo
    Next Article Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Ceel bacad

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Beesha Cabdi Yuusuf ee Xawaadle oo beenisay in ay heshiis la galeen Al shabaab”Nabadon Cabdi Muxumed”

    February 9, 2023

    Hoos ka Daawo Muqaal Nabadonka https://youtu.be/bZf6wzrOOhI

    Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray sharciga heyadda NISA

    January 8, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.