Dowladdaha Itoobiya iyo Suudaan oo heshiis ka gaaray murankii Biyo-xireenka GERD

0
Madaxa Golaha KMG ee haya talada dalka Suudaan, Jeneeral C/Fataax Al-Burhani ayaa waxaa kulan Khaas ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ali oo  booqasho dhowr saacadood ah ku tegay...

Israel oo weerarkii ugu dhimashada badnaa 20 sano ka geysatay Qaza (Sawirro)

0
Maleeshiyada Falastiiniyiinta ee Qaza ayaa gantaalo ku jawaabay ka dib markii ciidamada Israa’iil ay qaadeen duqeymo cirka ah iyada oo xiisada ay cirka isku sii shareertay kadib weerar ay Israa’iil ka...

Midowga Yurub oo dib u eegaya siyaasadaha ay kula macaamilaan muhaajiriinta

0
Midowga Yurub oo dib u eegaya siyaasadaha ay kula macaamilaan muhaajiriinta   Wasiirada socdaalka ee Midawga Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Stockholm ee dalka Sweden si ay dib u eegis ugu sameeyaan siyaasadaha...

DEG DEG Weerar lagu qaaday Safaarad iyo Khasaaro ka dhashay

0
Weerar lagu qaaday Safaarad iyo Khasaaro ka dhashay           Nin Hubeysan ayaa waxa uu Waaberigii hore ee saakayto oo Jimco ah weerar ku qaaday Dhismaha Safaaradda dalka Azerbaijan ku leedahay Caasimadda dalka Iran...

Soomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga

0
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa dhawaan meel fagaara ah tageerayaashiisa ugu shegay in uusan aqoonsanayn madaxwaynaha talada haya William Ruto iyo dowladdiisa. Haddaba, Kenya oo ah dal ay ku noolyihiin Soomaali...

Dacwad laga gudbiyay Maamulka Madaxweyne Biden

0
Illaa Labaatan gobol oo ka tirsan Maraykanka oo leh xeer ilaaliyayaal guud oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga ayaa ku dacweeyay maamulka Biden, isbedellada waaweyn ee uu ku sameeyey siyaasadda socdaalka...

Uganda Oo Shalay Bilowday Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay Ee Shidaal

0
Uganda ayaa shalay oo salaasa ahayd bilowday qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal ah ee Kingfisher, sida ay sheegtay wakaaladda batroolka ee dawladda. Waxa la filayaa in marka la gaadho 2025 shidaalkii...

Hooyo Xaflad ay aadeesay Sabab u noqday Geerida Wiilkeeda iyo Carro ka dhalatay !

0
Booliska dalka Cameroon waxay xabsiga dhigeen Haweeney magaceeda la qariyey, taasi oo la sheegay in wiil yar oo ay dhashay u dhintay, kaddib, markii ay siisay xaddi badan oo kaniiniga Tramadol...

Hindiya iyo Pakistan waxay ku dhowaadeen inay isu adeegsadaan hubka nukliyeerka”

0
Hindiya iyo Pakistan "waxay qarka u saarmeen" "dagaal nukliyeer" bishii February 2019, ayuu buuggiisa cusub ku sheegay xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo. Arrintan ayaa dhacday markii xukuumadda Delhi ay...

Aabbe Gabadhiisa ku dilay Albaabka laga galo Maxkamad iyo Sabab yaab leh oo keentay

0
Gabadha uu Aabaheeda dilay ayaa la sheegay inay iskeeda u guursatay Nin Dhakhtar ah oo lagu magacaabo Anis Rehman.Sida laga soo xigtay booliska waxaa Gabadha si rabitaankeeda khaaska ah uu ninkaasi...