Radion Halgan

Itoobiya: In ka badan 200 oo qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar...

0
Goob joogayaal ku sugan dalka Itoobiya ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP maalintii Axadii in ka badan 200 oo qof oo ka tirsan qowmiyadda Axmaarada lagu dilay weerar ka dhacay...

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in aan la aqbali karin in ciidamo sharci...

0
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in aan la aqbali karin in ciidamo sharci darro a ay weeraraan dad aan waxba galabsan oo ay noloshooda burburiyaan. War qoraal ah oo uu soo...

Golaha Wasiirada Midowga Yurub oo maanta ka doodaya Xaalada Itoobiya

0
Golaha Wasiirada Midowga Yurub oo maanta ka doodaya Xaalada Itoobiya Golaha Wasiirada Midowga Yurub ayaa maanta oo isniin ah ka yeelanaya wada hadalo ku saabsan arrimaha Geeska Afrika oo ay ku jirto...

Xasan Sheikh Oo Kulan Muhiim Ah Maanta La Yeelanaya Madaxweynaha Imaaraatka

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan Dalka Imraadka Carabta ayaa lagu wadaa inuu kulan gaar ah la yeesho Madaxweynaha Dalkaasi Sheikh Maxamed Bin Yasiid Al-nahyaan. Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi...

Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Shir Uga Qayb-Galaya Dalka Itoobiya

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa Addis Ababa,kusoo dhoweeyey Qunsulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Kenya Oo Shaacisay Xilliga La Saxiixayo Hesiiska Qaadka Ay Usoo Dhoofiso Soomaaliya

0
Kenya ayaa qarka u saaran inay dib u furto suuqa jaadka ee Soomaaliya iyadoo la filayo in heshiiska la saxiixo horraanta bisha Luulyo. Wasiirka beeraha Peter Munya ayaa dhamaadkii toddobaadkan shaaca ka...

Russia claims Ukrainian generals killed in missile strike — live updates

0
Russian officials claim dozens of Ukrainian officers, including generals and members of Ukraine's high command, were killed in a missile strike. NATO chief Stoltenberg said the war "could take years." DW...

Roobab Khasaare Xoogan Geystay Oo Ka Da’ay Bangaladesh & Kumannaan Qof Oo La La’yahay

0
Malaayiin ruux ayuu saameeyay Roob daad wata oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay qeybo kamid ah dalka Bangaladesh, sida ay sheegeen saraakiisha Gargaarka deg dega ah. Daadadka ayaa sii xoogeystay ka...

Qutbuddin Aybak: Addoonkii Muslimka ahaa ee hogaamiyay Boqortooyadii Hindiya

0
Qutbuddin Aybak waxa uu ahaa suldaankii ugu horreeyay ee Dehli, waxaana markii dambe uu la wareegay hogaanka Boqortooyadii Ghulam ee ka arrimin jirtay Pakistan, Afgnaistan iyo Hindiya. Waa ninka billaabay dhismaha caanka...

Maxaad ka taaqaanaa “qaaradda 8-aad” ee ku taalla badda hoosteeda?

0
Waxaa dhici karta in aadan horay u maqal in dood ay ka taagan tahay tirada qaaradaha ee dunida. Waxaa suuragal ah in aad aragto dad ku doodaya in qaaradaha dunida ay yihiin...

Waraka Xasaasiga ah