Radion Halgan

George Bush: Sidee looga jawaabay hadalkii ka soo fakaday Bush ee ku saabsanaa Ciraaq

0
Madaxweynihii hore ee waddanka Mareykanka George W. Bush ayaa wajahaya dhaleecayn ballaaran kaddib markii uu si aan ku talogal ahayn Vladimir Putin ugu cambaareeyay weerarka lagu qaaday "Ciraaq", isagoo markii dambe...

Sirdoonka Mareykanka: Kuuriyada Koonfureed oo tarxiishay labo basaas oo ka socday Joe Biden

0
Labo nin oo ka tirsan sirdoonka Mareykanka ayaa la saaray diyaarad dib ugu celisay dalkooda kaddib markii ay ku lug yeesheen "muran buuq dhaliyay" oo ka dhacay Kuuriyada Koonfureed. Raggan - oo...

Sababaha keenaya in Sri Lanka ay qarka u saaran tahay inay musalafto ama kacdo

0
SRI LANKA - Masuuliyiinta dalka Sri Lanka ayaa Jimcihii maanta amray in la xidho iskuulada dalkaas, arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dalkaas ay soo foodsaartay shidaal yari aad u...

Erdogan”Ma aqbalayno in urur argagixiso lagu soo daro NATO”

0
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ayaa maanta hadla ka jeediyey masjidka Hazrat Ali eek u yaalla magaalada Istanbul salaaddi Jimcaha ka dib. Marka lafiiriyo xubinimada NATO ee Finland iyo Sweden ,...

Samia Suluhu madaxweynaha Tanzania Oo Fariin La Yaab Leh U Dirtay Raga Lacagaha Siiya...

0
Madaxweynihi ugu horeeyay oo diiday in Daanyeernimo looga qaraabto dalkiisa. Samia Suluhu oo ah Madaxweynaha Tanzania ayaa amar ku bixisay in xabsiga la dhigo gabadhaha lacagaha waydiista nimanka ku nool dalkeeda. Booliska...

Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo gaaray heshiis cusub kadib wadahadalkii ay la yeesheen...

0
Soomaaliya iyo Hey'adda IMF oo gaaray heshiis cusub kadib wadahadalkii ay la yeesheen Madaxweynaha cusub Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim...

Dowladda Shiinaha oo Ciidamo & Maraakiib dagaal usoo dirtay Xeebaha Soomaaliya

0
Ciidamada badda Shiinaha oo wata Maraakiibta wax burburiya ee kala ah Suzhou iyo markab lagu magacaabo Nantong ayaa howlgalkoodii ugu horreeyay ee galbineed ka bilaabay gacanka cadmeed iyo biyaha Soomaaliya. Maraakiibtaan ayaa...

Maxaa keenay inuu ‘kaco’ xafiiskii shirkadda Google ee dalka Ruushku?

0
Shirkadda Google ayaa sheegtay in xafiiskeeda ku yaalla dalka Ruushka uu awoodi waayay inuuiska bixiyo mushaharaadkii shaqaalaha iyo lacagihii ku baxayey alaabooyinka uu adeega ku bixiyo, waxaana shirkaddu ay sheegtay inay...

Daahirnimada eyga iyo doofaarka: Fatwo uu soo saaray sheekh caan ah oo muran ka...

0
Hadal uu Dr Axmed Kariimah, oo ah bare Jaamacadda Azhar ka dhiga Fiqhiga, uu ka jeediyay taleefishin laga leeyahay waddanka Masar, oo uu ku caddeeyay in "eyga uu daahir yahay ayna...

Sheekh Zakir iyo Sheekh Gumi: Maxay diintu ka qabtaa dilka qofka Nabiga aflagaaddeeya?

0
Sheekh Axmed Gumi oo saldhiggiisu yahay gobolka Kaduna ee dalka Nideria ayaa hadal hayn badan dhaliyay kaddib markii uu ka digay in "qof bani'aadan ah loo dilo sabab la xiriirta aflagaaddo...

Waraka Xasaasiga ah