Radion Halgan

Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Mucaaraadka Uganda oo xabsiga laga siidaayay

0
Maxkamad ku taalla dalka Uganda ayaa Jimcihii dammaanad ku sii daysay Kizza Besigye oo ka tirsan mucaaradka dalkaas, kaddib markii uu laba toddobaad ku jiray xabsi uu ku sugayay maxkamad, isagoo...

Murashax u tartamaya madaxweynaha Kenya oo sheegay inuu caasimadda u wareejinayo magaalo Soomaaliyeed

0
Murashaxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada Kenya, oo lagu wado in ay dhacdo 9-ka bisha August ee sanadkan 2022-ka ayaa u muuqda in ay aad u danaynayaan soo jiidashada Soomaalida...

Waa kuwee tobanka qof ee ugu horreeya liiska dadka ay FBI-da doondooneyso?

0
Hay'adda Dambi-baarista Mareykanka ee FBI-da waxay mar weliba shaacisaa shaqsiyaadka ay doondooneyso oo loo haysto dambiyo ay galeen. Tirada dadka ay FBI-da doondoneyso oo marba markaka sii dambeyso isbaddasho. Qofka marka uu FBI-da...

Maxkamadda sare ee Hindiya oo Amar dul-dhigtay haweeneydii Nabiga (NNKH) aflagaadeysay

0
Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa amar ku bixisay in afhayeenki hore ee Xisbiga BJP Nupur Sharma ay telefishinka qaranka ee dalkaas iyadoo ka soo muuqaneysa ay raalligelin rasmi ah ka...

Goormee Tiktok laga saari rabaa telefoonkaaga?

0
Toddobo maalin ayaa ka dhiman waqtiga loo qabtay in ay ku soo jawaabaan shirkadaha Google iyo Apple oo lagula taliyay inay teleefoonnadooda (suuqyadooda dhijitaalka ah) ka tiraan App-ka Tiktok. Waxaa lagu...

Raysul Wasaaraha Canada oo ay ku dhacday “ceeb” horay ugu dhacday Joe Biden

0
Ra'iisul Wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa u muuqday in uu hilmaamay magaca Ra'iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, oo ay ku kulmeen waddanka dalka Spain. Mr Albanese ayaa dhiggiisa Mr Trudeau ku arkay...

Midowga Yurub Oo Dib U Bilaabaya Laba NGO Caan Ah Oo Laga Leeyahay Falastiin

0
Midowga Yurub ayaa u sheegay laba NGO caan ah oo laga leeyahay falastiin in ay dib ugu bilaabi doonaan maalgelintooda ka dib hakad sanad ah oo la xiriiray eedeyno aan sal...

IGAD oo war kasoo saartay colaada sii hureysa ee Ethiopia iyo Sudan

0
– Urur goboleedka IGAD oo ka hadlay xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Itoobiya iyo Sudan ayaa ugu baaqay in labada dal is xakameeyaan oo ay ka fogaadaan ficillada sii kordhin kara xiisadda.     Ururka...

Maxaa ka fulay ballan-qaadkii sanadkaan loo sameeyey xujeyda Soomaaliyeed

0
– Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS ayaa sanadkaan adeegga Xajka siisay 63 Shirkadood oo sanadkaan qaaday xujeyda Soomaaliyeed, waxayna wasaaradda sheegtay inay kala xisaabtami doonto masuuliyadda loo dhiibay.         Wasiir Cumar Cali Rooble...

Heshiis yaab leh oo ay qeyb ka tahay Israel oo laba Jaziirad loogu wareejinayo...

0
– Israel, Sacuudi Carabiya iyo Masar ayaa ku dhow inay heshiis ka gaaraan maqaamka Jaziiradaha ku yaalla Badda Cas ee Tiran iyo Sanafir, waxaa sidaas ku warantay warbaahinta Axios ee Mareykanka.   Labada Jaziirad, oo ku...

Waraka Xasaasiga ah