Radion Halgan

Haweeneydan ayaa horey u ahaan jirtay macalin, waxayna ka dib ku biirtay kooxda

0
Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka ayaa qiratay inay hogaamineysay koox dumar ah oo ka tirsanayd kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee ka dagaalanta dalka Suuriya, iyo sidoo kale qorshaynta weeraro laga...

Midawga Shirkadaha Isgaarsiinta ee Caalamka ayaa warbixi ay soosaartay

0
Midawga Shirkadaha Isgaarsiinta ee Caalamka ayaa warbixi ay soosaartay   kusheegay in dad gaaraya 4.9 billion ay haystaan /helaan adeega internetka ,halka 2.9 billion oo qof aysan helin wax adeeg internet ah ,hadaba...

Libsiga taleefanka IPhone oo hoos dhacay

0
Malaayiin dadka isticmaala telefoonnada iPhone ah ayay suurtagal tahay in la siiyo lacag magdhow ah, kaddib markii la billaabay dacwad sharci ah oo lagu eedeeyay shirkadda Apple inay si qarsoodi ah...

Sirdoonka Mareykanka: Kuuriyada Koonfureed oo tarxiishay labo basaas oo ka socday Joe Biden

0
Labo nin oo ka tirsan sirdoonka Mareykanka ayaa la saaray diyaarad dib ugu celisay dalkooda kaddib markii ay ku lug yeesheen "muran buuq dhaliyay" oo ka dhacay Kuuriyada Koonfureed. Raggan - oo...

Xog: Sidee ku yimid safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee IMAARAADKA CARABTA?

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhigay Imaaraadka Carabta dalkii ugu horreeyey ee uu booqday kadib markii dib loo doortay 15-kii May 2022. Booqashada Xasan Sheekh ayaa tusmeysay isbeddel weyn oo...

Maxaa kala qabsaday weriyaha BBC-da Mary Harper iyo haweenkii Soomaalida ahaa ee mindida u...

0
Waa qoraal ay qortay tifaftiraha BBC-da ee Afrika Mary Harper kuna saabsan waxyaabihii ay kala soo kulantay goobaha la isku qurxiyo ee Soomaalida. Waxa aan ku nasanayey oo ku fadhiyey mid ka...

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in aan la aqbali karin in ciidamo sharci...

0
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in aan la aqbali karin in ciidamo sharci darro a ay weeraraan dad aan waxba galabsan oo ay noloshooda burburiyaan. War qoraal ah oo uu soo...

Shirkada Isgaadhsiinta Itoobiya ee Ethio Telecom ayaa sheegtay

0
Shirkada Isgaadhsiinta Itoobiya ee Ethio Telecom ayaa sheegtay   in macaamiishu ay la kulmi doonaan hoos udhac ku yimaada xawaaraha khadka internet-ka.   Shirkada Isgaadhsiintu waxay sheegtay iney la kulantey cilad katimid xadhkaha Internet-ka xambaara...

Colaadda Ukraine: Ruushka oo adeegsanaya xeelado reer galbeedka uga daran dagaalka

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken, ayaa ku eedeeyay Ruushka in ay cunnada u adeegsnayao sida hubka dagaalka. Moscow waxay go'doomisay dekedaha ku yaal Badda Madow ee Ukraine; waxa ay sheegtay...

Masar iyo Israel oo heshiis ku saabsan gaaska dabiiciga ah la galay Midawga Yurub

0
Dawladaha Masar, Israel iyo ururka Midawga Yurub ayaa kala saxeexday heshiis la xidhiidha gaasta dabiiciga ah ee wax lagu karsado, taasoo qorshaha heshiiskani yahay in dalka Israel uu gaasta dabiiciga ah...

Waraka Xasaasiga ah