Radion Halgan

Uhuru Kenyatta ma ka qeyb-galaya cal eema saarka madaxweyne Xasan Sheekh (sii Aqri)

0
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu ka qeyb galayo caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo 15-ka bishaan la doortay. Illo diblomaasiyadeed oo la hadlay...

Siyaasi Abdiaziz Hassan Amalow yiri Dagaalka social media ka socdo oo ka dhexeeya madaxweynihii...

0
. Aqoonyahan ahne Siyaasi Abdiaziz Hassan Amalow ayaa Barta Twitterka ku leyahay ayow ku qoray qoraal hoose Aqri Waxaa maalmahaan socda arrimaha looga hadlaayo guriga loo dhisaayo Farmaajo iyo abaaraha ba’an ee waddanka...

Dawlada sacuudi carabiya ayaa bilaawday

0
Dawlada sacuudi carabiya ayaa bilaawday in   suuqa kasaarto ,wax ay ku sheegtay alaabaha dhaqanka sacuudiga kahorimaanaya . Dawlada sacuudiga ayaa bilaawda in ay suuqa kasaarto oo ay baabi'iso alaabaha leh midabka qaansa roobaadka.Dawlada...

TPLf oo udhaw inay ka Tanaasusho Galbeedka Tigray.

0
TPLf oo udhaw inay ka Tanaasusho Galbeedka Tigray. Wada xaajoodka udhaxeeya Tigray iyo Ethopia ayaa ka dhici doona Tanzania sida laga soo xigtay Dublamasiin ku sugan Adis ababa. Dhinacyada Colaadu ka dhaxayso ee...

Haweeneydan ayaa horey u ahaan jirtay macalin, waxayna ka dib ku biirtay kooxda

0
Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka ayaa qiratay inay hogaamineysay koox dumar ah oo ka tirsanayd kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee ka dagaalanta dalka Suuriya, iyo sidoo kale qorshaynta weeraro laga...

Itoobiya: Daanyeer & Doofaar oo Gaajo awgeed Carruur weeraray!

0
Itoobiya, Soomaaliya & Kenya waa saddexda Dal ee ugu badan Qaaradda Africa ee saameynta taban ku reebtay Abaarta ka dhufatay, dhowr Xilli roobaadkii ugu dambeeyay si fiican uguma da’in halka meelaha qaar...

Dhageyso:- Tariikh Koban Wariye Yaasmiin Mayow oo ku Geeriyootay Turkiga

0
Allah u naxariistee waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay Yaasmiin Mayow Maxamed oo ka tirsaneyd gabdhaha wariyeyaasha ee muddada dheer ka shaqeynayay magaalada Muqdisho. Yaasmiin Mayow ayaa ka soo shaqeysay idaacado ay ka...

Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in la geeyo ciidamada gobolka Bariga Afrika

0
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in la geeyo ciidamada gobolka Bariga Afrika ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.   Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la geeyo ciidamo ka socda gobolka si...

Donald Trump Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Marag Ay Gabadhiisa Furtay

0
Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale dhaliilay inantiisa Ivanka kadib markii ay iska fogaysay sheegashadiisii aan sal iyo raadka lahayn ee uu ku sheegay musuqmaasuq ballaaran oo doorashooyinka...

Furuqa daanyeerka oo uu qof ugu dhintay wadan ku yaalla Afrika

0
Nigeeriya ayaa xaqiijisay kow iyo labaatan (21) xaaladood oo furuqa daayeerka tan iyo bilowgii sanadkan . Tani waa koror aad u weyn marka loo eego toddobo xaaladood oo la xaqiijiyay isla muddadaas...

Waraka Xasaasiga ah