Radion Halgan

Madaxda Midowga Yurub Oo U Muuqda Kuwa Ku Mideysan Ansixinta Codisga Ukraine

0
Hoggaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa Khamiista iyo Jimcaha yeelanaya shir-madaxeed weyn oo ajandihiisa ay ugu muhiimsan tahay – ansixinta ra’yiga Ukraine ee ah in ay ka mid noqoto ururkan, waxayna u muuqataa...

Taliyihii sirdoonka Iiraan oo shaqada laga eryay iyo labo sabab oo la hadal hayo

0
Hussein Tayeb, oo ahaa madixii sirdoonka ee ciidamada kacaanka Iiraan, IRGC, ayaa shaqada laga eryay. Sida lagu shaaciyay Wakaaladda Wararka ee Sepah News, afhayeen u hadlay taliska IRGC oo lagu magacaabo Ramazan...

Maxay tahay sababta sii jiritaanka bani’aadamka ay ugu xirnaan karto Afrika?

0
Sababta loogu maleynayo inay Afrika u noqon doonto meesha ugu dambeysa ee uu dadku isugu imaan doono Nooceenna noole ahaan ee loo yaqaan ‘Homo sapiens’, waxay ka soo jeedaan Afrika marka dib...

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo lagu qabtay meel ka baxsan Kismaayo iyo arrin lagu...

0
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa maanta markii ugu horeeysay lagu qabtay meel ka baxsan Kismaayo gaar ahaan magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Shirka Golaha ayaa waxa shir-guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee...

Dhageyso:- Ciidamada Booliska Toronto oo lagu eedeeyey inay si gaara u beegsadeen dadka madow

0
TORONTO, Canada - Warbixin ay dhowaan soo saareen booliska magaalada Toronto ee dalka Canada oo lagu ururiyey dhacdooyinkii ay ka hawlgaleen ciidamada boolisku shantii sano ee ugu dambaysay, ayaa muujisay sida...

Microsoft: ‘Basaasiinta Ruushka ee Internetka oo beegsaday 42 dal oo xulafo la ah Ukraine’

0
CLEVELAND, OHIO — Tan iyo markii uu bilawday duullaanka uu dalka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine, waxaa hareer socday weeraro dhinaca internetka ah oo budhcad ka soo jeedda dalka Ruushku ay...

Baarlamaankii dalka Kuwait oo la kala diray

0
Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin guud oo wakhtigoodii laga soo hor mariyey, si looga baxo qalalaasaha...

Dalalka Yurub oo walwal ka muujiyay tallaabo uu qaadi rabo ruushka

0
Madaxa hay’adda tamarta adduunka ayaa ka digay suurtagalnimada in xilliyada qaboobaha Ruushka laga yaabo in uu joojiyo gaaska uu siiyo waddamada reer Yurub. Fatih Birol ayaa sheegay in uusan rumeysnayn in ay...

Ruushka oo markii ugu horeysay udhoofiyay dahab dalka Swizerland.

0
Ruushka oo markii ugu horeysay udhoofiyay dahab dalka Swizerland. Inkastooy wadama badan cunaqabateyn saareen dalka Ruushku hadana Markii ugu horeysay dalka Ruushka ayaa waxsoosaarka Kheyraadkiisa oo ay kamid tahay macdanta Dahabka ayuu...

Ciidamada Kenya oo Bad iyo Dhul boobka ah! Oo dhaq-dhaqaaq ciidan ka bilaabay xuduuda...

0
Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulo ka tirsan degmada Mandheera. Xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa...

Waraka Xasaasiga ah