Radion Halgan

Magacaabista Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

0
Mogadishu ( Radio Halgan) xog laggu kalsoonaan karro oo aan ka helnay xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud ayaa tibaaxeyso in dhawaan loomagacaabbi rabo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa...

Labadda Xildhibaan ee mucjisadda soo bandhigi rabo kunna wajahan Degmadda Jalalaqsi

0
Mogadishu ( Radio Halgan) Xildhibaan Abdirazak Omar Mohamed iyo Xildhibaan Abdimalik ayaa noqonaayo labadda Xildhibaan ee uggu horeysa ee booqdda Degaan doorashadoodda maalinta berito ah.   Degmadda Jalalaqsi waxaa ku wejahan Xildhibaanno iyo...

DEG DEG Waa lamagaacay Ra’isulwasaraha XFS

0
Sidda aan saacadda ka hor baahinay waxaa lamagacaabayaa  Ra'isulwasaraha XFS waanna lamagacaabay waxaanna loomagacaay Hamze Abdi Barre oo ka soo jeedo maamulka Jubaland Qabiilkiisuna waa Ogaadeen.     Halkaan kalla soco Tariikh-diisa oo dhameys...

Hamze Abdi Barre oo hadda lagga waday Decale Hotel unna sii socdo Villa Somalia.

0
Mogadishu ( Radio Halgan) warar uu hadda hellay Radio Halgan ayaa sheegaayo Hamza Abdi Baree ayaa hadda lagga wadday hotelkii uu ka degennaa magaaladda Mogadishu Hotel Decale.   waxaanna loowaday Villa Somalia gaar...

Kenya oo ku tumatay Qaranimaddii Somalia.

0
Mogadishu ( Radio halgan ) Dowladda kenya ayaa isku dayeyso inneey lasoo baxdo Awooddii aay ku laheyd gudaha Somalia kadib markii aay shan sanno iyo dhowr bilood dibad joog ka aheyd...

Xisbiga Nabad iyo Nolol oo diyaarinaayo qorshayaal hallis ku ah Hassan Sheikh Mohamud. .

0
Mogadishu (Radio Halgan) Xisbiga loogga awood batay hogaaminta Dalka uunna hogaamoye madaxweyne hore Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa waddo qorshayaal hallis ku ah Dowladda cusub uu hogaamin doonna madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud...

MASAR oo si taxaddar leh u wajaheysa Soomaaliya kadib doorashadii Xasan Sheekh

0
Dib u doorashadii bishii May ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud mar labaad loo doortay madaxweynaha Soomaaliya waxaa dhashay su’aalo badan oo ku saabsan saameynta ay Masar ku yeelan karto danaha geeska...

Asias Afewerki oo shuruud adag ku xiray dib usoo celinta dhalinyaradii Soomaaliyeed

0
Mogadishu (Radio Halgan) Xogo hoose oo soo baxay ayaa sheegaayo in Dawlada Ereteria ay diidan tahay dib usoo celinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi tababarka loogu qaaday. Warkaan oo weli aysan ka hadlin...

Xildhibaanada Baarlamaanka Labada Aqal oo shir deg deg ah berri yeelanaya

0
Mogadishu ( Radio Halgan) Gudoonka golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa fariin udiray xildhibaanada labada aqal baarlamaanka taas oo berri loo ballamiyey kulan deg deg ah oo ay iskugu imaanayaan berri oo...

Ahmed Madoobe Somalia kansar ayuu ku yahay waa farriin ka timid Fahad Yasiin

0
Mogadishu (Radio Halgan) Agaasimihii hore ee haayadda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia Fahad Yasiin ayaa weerar afka ah ku qaaday xilli uu wareysi siinaayay Geylan Media. " Ahmed Modoobe waxa uu...

Waraka Xasaasiga ah