Radion Halgan

Daawo:- Muqaal daahfuray guddomiyaha Waxbarashadda ee Gobalka Hiiraan Cabdifitax Dhaqane Cumar

1,670 Arday oo guud ahaan Degmooyinka Gobalka Hiiraan ah ayaa maanta ufadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare oo u daahfuray guddomiyaha Waxbarashadda ee Gobalka Hiiraan Cabdifitax Dhaqane Cumar https://youtu.be/uviJ2trwQHc

Haweeney buug ka qortay ‘sida ragga loo dilo’ ninkeedana dishay oo xabsi lagu xukumay

Waxaa lagu helay inay dil gaysatay, horayna waxay buug uga qortay sida wax loo dilo. Garsooraha gobolka Oregon ee dalka Mareykanka ayaa Nancy Crampton Brophy, oo ahayd haweeney qoraa ah ku riday...

Squid Game: Netflix oo filimkeedii ugu daawashada badnaa u beddeleysa tartan furan

Shirkadda Netflix ayaa diyaarinaysa dadkii ka qaybgeli lahaa barnaamij telefishin oo lagu samaynayo tartan musalsal ahaan si dhab ah loogu saleynayo nolol-maalmeedka dadka kaasoo laga matalayo filimkeedii ugu daawashada badnaa abid...

Guurka: Talooyin muhiim ah oo loo soo jeediyay dadka isguursanaya

Shuruudaha dhaqaale ama caadooyinka ay dadku ilaaliyaan ayaa la aamisan yahay inay sababaan hoos-u-dhaca guurka. Waa dood muddo dheer taagan, meelo badanna laga yaabo in ay tahay caqabad ku hor-gudban mustaqbalka...

Sushant Singh Rajpu: Saacadihii ugu dambeeyay ee noloshii jilaagii caanka ahaa ee isdilay ee...

14-ka Juun oo maanta ku beegan, waxa ay sannad ka soo wareegatay geeridii atoorihii caanka ahaa Sushant Singh Rajpu kaas isku dilay gurigii uu ka degganaa Bandra. Sushant, ayaa magac ka sameeyay...

Samrat Prithviraj: 3 sabab oo keenay guul darrada filimkii la sugayay ee Akshay Kumar

Filimka lagu magacaabo 'Samrat Prithviraj' oo ay sameeyeen Manushi Chillar iyo atooraha caanka ah ee Akshay Kumar, ayaa dhawaan la sii daayay. Laakiin filimkan sidii laga filayay ma noqonin. Sida ay...

Dageyso:- Gudoomiye Ku-xigeenka Arimaha Bulshada Degmada Jalalqasi Abuukar M cali Gaboow oo Codsi...

Guddoomiyaha ku xigeynka Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi ayaa ka codsaday Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne ku xigeynka Yuusuf Axmed Hagar in ardada Dugsiga sarre ittixaanka looga qaado guddaha Degmadda jalalaqsi...

Daawo:- Muqaal Baastoow: Mid ka mid ah halyeeyadii fanka ee waayuhu ka hiilliyay Heesaheyga...

Mid ka mid ah heesaha aan laga xiiso dhicin ee Soomaalida ayaa ah heesta Eeddo. Kontonkii sano ee la soo dhaafay waxay marba caan ka dhex noqoneysay jiilka markaas soo baxaya. Heestaas...

Cilmi-baaris war naxdin leh u wadda doobabka iyo garoobbada

Dadka guursaday waxay u badan tahay inysan u dhiman wadno xanuun marka la barbar dhigo kuwa doobabka ah, sida ku cad cilmi-baaris cusub. Cilmi-baarayaashu waxay arruuriyeen xogta 34 daraasadood oo hore...

Waraka Xasaasiga ah