Camba-gooye ayaa lo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshadda ee Goblka Hiiraan Dowladda Hirshabelle.
Camba-gooye Waa Afhayeenkii Maamulka Cali jeyte Cismaan hase ahaate Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladaha hoose Hirshabelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore oo u magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Goblka Hiiraan Dowladda ee Hirshabeelle