Buundada isku xiri doonta Xaafadaha Dhagax Jibis iyo Magaaladas

214

Buundada isku xiri doonta Xaafadaha Dhagax Jibis iyo Magaalada oo dhismaheda meel fiican maraayo, waxana si wanagsan u soo dhaweyay dadka shacabka ee dagan Xaafada Xawo-taako ee Magaalada Baladweyne.

Halka buundada laga dhisayo ayaa ah meel ay dadku xiliyada roobka dhib badan ku qabeen in ay gaaran Xaafadahoda si fudud balse saacado ay ku qaadan jirtay tagida xaafadooda oo markii hore u muuqatay balse wareegsin dheer ay soo gali jireen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here