Wabiga Jubba ayaa fatahaado xoogtleh waxaa uu weli ka sameeynayaa degaano iyo degmooytin katirsan Gobolka Gedo, halkaas oo uu saameeyay Boqolaal Qoys oo ku nool meelo badan oo kamid ah Gobolkaas.
Saacadihii la soo dhaafay waxa auu wabiga fatahad ka sameeyay degmooyinka Luuq iyo Baardheere ee gobolka Gedo, waxaana uu baabi’iyay dalagyo dhowr ah oo ku yaallay Beeraha