Booliiska Magaaladda Durban ee wadanka South Africa ayaa qabtay maanta wiil yar isagoo wax xadaya.
Waxey weydiiyeen sababta ku kaliftay kadibna wuxuu u sheegay inuu keligiis meel ku nool yahay uusan haysan Cunto iyo jiif fiican.
Booliiska oo ay ahayd iney xiraan ayaa taas bedelkeed markeey soo arkeen meeshuu deganyahay goaansaday ineey raashin usoo adeegaan wiilkii.
South Africa policekeda waa police ku dayasho Mudan.