Bil ka dib markii dabaylo dufaanowato ay ku dhufteen dhul badan oo ka tirsan Sucuudiga

127

Bil ka dib markii dabaylo dufaanowato ay ku dhufteen dhul badan oo ka tirsan Sucuudiga,

 

Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa isku diyaarinaysa isbeddel kale oo cimilada iyada oo afar maalmood oo roobaad iyo onkod ah loo saadaalinayo guud ahaan dalka.

 

Xarunta qaran ee saadaasha hawada ee Boqortooyada (NCM) ayaa sheegtay Arbacadii in wadanku uu la kulmi doono onkod dhexdhexaad ah ama culus laga bilaabo Khamiista ilaa Axadda soo socota, iyadoo gobollada Jazan, Asir, al-Baha, iyo Mecca ay u badan tahay inay saameyn ku yeelato, sida uu u sheegay sarkaalka Sacuudi Carabiya. Wakaalada Wararka ee SPA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here