Beledweyne. waxaa Goordhaw feer nafta looga qaaday nin dhalinyaro ah xaafada Nuur xawaad.

494

Beledweyne. waxaa Goordhaw feer nafta looga qaaday nin dhalinyaro ah xaafada Nuur xawaad.

Dagaal dhanka gacanta ah oo dhexmaray labo wiil oo dhalinyarada kuwaa oo is feeray ayaa sababta in uu ku dhinto mid kamid ah ragii dagaalay.

Wiilka dhintay ayaa lasheegay in uu qabay dhiig kar waxaana loola cararay Isbitaalka kadib ayuu ku geeriyooday Isbitaalka waxaana lasheegay in fila waay ku noqotay dadkii goob jooga ahaa.

Dhacdada ayaa ah tii ugu horeeysay ee ka dhacdo Magaalada Beledweyne waxaana wali ku bixin goobta dagaalka Ciidamada Booliska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here