Xilka qadistii Gudoomiyahii hor Gobolka Hiiraan Mudane Cali jeyte Cismaan waxa soo ifbaxay Kooxda uu hogaaminayay Cali jeyte Cismaan iyo Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraale (Raaxeeye) kooxda oo u argatay in rabitanka shacabka hiiraan Albab ka xirana ku furan karaan.
Madamo 10 sana laso dhafay Shacabka rabitanka Hiiraan State ee ahayd halka kaar oo la xog xogto Siyaasiyiinta Beeshu mid xil laga qaday iyo mid xil raadinaayo iyo mid hankiisu yahay lacag 50.000 ilaa 100, 000$
Ugu Danbeentii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud mar uu tegay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kulan gar ah layeeshay.
Hase ahaatee markaas ayaa ugu dambeeysay ka hadalka Hiiraan State Kooxda uu hogaaminayay Cali jeyte iyo Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraale (Raaxeeye) ayaa Meel Ciidlo ah kaga dhaqaay rabitanka Shacabka ee Hiiraan State dhor mar oon shacabka kaga digay sadaxda Masuul” shacab badan ayaa ii carooday Balse Maanta ayey ogadeen Ruunta!
Shacabka sharaf badan ee Reer Hiiraan goormeey ka horayan nin Xil aga qaaday iyo nin Xil rabo iyo mid lacaag rabo?
Alow Sahal Amuuraha
Q/W Maxamed A lot
Afeef: Maqaalkan & kuwa kale ee ku soo baxa bogga Aragtida dadweynuhu waxa ay gaar u yihiin Qoraaga sheekada kamana turjumayaan Aragtida Radio Halgan Mahadsanid