Mogadishu (RadioHalgan)

In muddo ah shacab-ka reer Hiiraan waxa ay ku xiiqi jirreen waxaan u baahanahay Dad wax bartay shaqa yaqaan ah karti iyo indheer-garadnimo leh .

Reer Hiiraan ayaga oo culeys weyn ku qabay Hirshabelle hadane waxa ay soo bandhigeen inneey lamma hurraan tahay inneey hellaan Hogaamiyaal wax garran karra waxna cabiri karra fahmima karra tagtadda iyo timaatadda .

Waxaa lasoo magacaabay labba Gudoomiye oo kalla ah Buula-burde iyo Jalalaqsi .

Gudoomiyaha Buula-burde Hassan Mohamed Abdi waxaa keensaday Dabageed waanna wiil yar oo Abti u yahay kalla garaneyn waxa uu maamul yahay waligiisna taggin meel uu maamul ku shaqeeyo balse waa shaqsi wax bartay inkastoo waxbarashadiisu tahay mid aan laheyn Qibrad shaqo.

Si weyn ayeey u soo dhaweeyeen Shacab-ka Reer Hiiraan gaar ahaan reer Buulo-burde magacaabista Hassan Mohamed Abdi, inta uu xafiiska jooggo waa muddo dhowr billood ah muusan la’imaan wax qabad soomanna bandhigin jiheynta maamulka siyaasadeed ee Degmada balse hadda fashil Siyaasadeed iyo mid maamul ayuu lugaha lagallay.

Qarax aan horrey loo’arag loonna maqal ayaa ka shacay Degmada Buula-burde maalintii shallay aheyd lamma garanaayo halka uu Qaraxaas ka soo gallay gudaha Degmada Buula-burde oo halmar ayaa laggu baraarugay war qaraxa hayeey iyo kalla carar wuxuunna noqay Qaraxaas mid geystay Dhimasho Dhaawac iyo burbur hantiyeyd

Wali lamma arrag Tacsi iyo innuu ka war bixiyo wixii ka dhacay Degmadda Buula-burde lamma xisaabtamin Saraakiisha Ciidamadda oo ah kuwa qaabilsan Amniga Degmadda oo illaa hadda lamma haayo Gudoomiyaha Degmadda Buula-burde Hassan Mohamed Abdi Raq iyo Ruux halka uu jirro.

Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi waxaa loo soo magacaabay Sargaal ciiddan laguna magacaabo Nour dheere si lamid ah Gudoomiyaha Degmadda Buula-burde dhowr billood ayuu joggaa Degmadda balse waxa uu la’imaadday wax qabad aad u muuqdo waxa uu Dagaal addag lagalay Al-shabaab .

Degmadda Jalalaqsi waxaa laggu soo weeraray laba Qarax oo aad u xooggan balse Nasiib wanaag Gudoomiye Nour dheere ayaa shaqadiisa qabsaday hal Qarax bannaan-ka Degmadda ayuu ugga hor taggay wuunna fashiliyay kii kallane qasaare weyn muusan geysan siddaa Gudoomiye Nour dheere waxa uu ku noqday Geesi reer Jalalaqsi ah oo hadda Shacab-ka Degmadda ku nool waxa ay leeyihiin Alla nagama qaaddo Gudoomiye Nour Dheere.

Farqiga u dhaxeeyo Buula-burde iyo Jalalaqsi waxa uu yahay .

1: Degmadda Buula-burde waa Aag xirran majiro meel lagga soo geli karro kan ka baxo iyo kal soo geyaayo Degmadda waa lawadda ogyahay.

2: Degmadda Jalalaqsi waa Aag furran illaa 7 waddo ayaa lagga soo geli karraa oo majirto cid xakameyn karto isku socodka Degmadda.

Haddii aad xil heyso waxa aad tahay Shacab-ka ayaa sheeggi doonna wanaag iyo xumaan waxa aad latimaaddo majirro shaqsi meel cidla ah lagga buunbuuninaayo oo qof waliba waxa uu layimaaddo ayaa lagu abaal marrin doonnaa.

Fikirkaadda halka hoose nagula wadaag.