Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    ATMIS oo bayaan kasoo saartay heshiiskii mucaaradka iyo Laftagareen
    Gudaha

    ATMIS oo bayaan kasoo saartay heshiiskii mucaaradka iyo Laftagareen

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 6, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo dhaweeyay heshiiska doorasho ee Magaalada Baydhabo ku gaareen Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed iyo musharrixiinta mucaaradka.

    Qoraal kasoo baxay howlgalka ATMIS ayaa waxaa lagu yiri” ATMIS waxay ugu hambalyeyneysaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madoobe iyo Madaxweynaha C/casiis Xasan Maxamed, Laftagareen oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale oo caan ka ah siyaasadda iyo mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed gabagabada shirkii dib u heshiisiinta siyaasadeed ee Baydhabo.

    ATMIS ayaa sidoo kale sheegtay in, iyada oo ka duulaysa waajibaadkeeda ah in ay taageerto dawladnimada iyo dadaallada nabadaynta Soomaaliya, ay soo dhaweynayso adeegsiga wada-hadal nabadeed oo lagu xallinayo khilaaf kasta oo jira, ayna ay ugu baaqayso dhammaan dhinacyada ay khusayso in ay sii xoojiyaan guushaas, taas oo shaki la’aan ku imanaysa isu-tanaasul walaalnimo iyo naf-hurid.

    Maalin ka hor ayaa waxaa la soo geba-gabeeyay Shirkii dib u heshiisiinta siyaasiyiinta Koonfur Galbeed, iyada oo labada dhinac ay heshiis ka gaareen arrimaha doorashooyinka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG DEG: Dagaal dhabar jebin ah Soomaaliland looga qaaday Tukaraq
    Next Article Lacag intee la eg ayaa qofka bini’aadmiga ah farxad galin karta?

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Atoore caan ah oo isagoo filim duubaya qori rasaas ku jirtana heysta hilmaamay inuu wax jilayay

    February 20, 2023

    Qoyska atooraha caanka ah ee Hollywood-ka, Bruce Willis ayaa isbuucan sheegay in uu la xanuunsan…

    Mas’uul SOOMAALI ah oo xil sare looga magacaabay maamulka Maxkamadda ICC

    March 9, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.