Ardayda jaamaca jimma ee deegaanka Oromiya ayaa sameeyay Aalad shidaalka sifudud ku soocaareyo

135

Ardayda jaamaca jimma ee deegaanka Oromiya ayaa sameeyay Aalad shidaalka sifudud ku soosaareyo.

 

Ardayda waaxda makaanika fundinimada(mechanical e gineering) ka qalin jabisay sanadka dugsiyeedka 2021- 2022 ,ayaa sameeyay qalab si fudud shidaalka kusoosaarayo .Shidaalka oo laga sameeynayo waxyaalaha qeydhiinka ee deegaanka kusugan gaar ahaan kuwa in laisticmaalay laiska tuuray sida caagadaha(plastic) iyo bacaha kale . Hadaba caagada(plastic) ah ayaa waxa lamarinaya nidaam loo yaqaano perolysis ayadoo kul loo adeegsanayo ,kadib waxaa natiijada ahaan soo baxaya shidaalki. tijaaba ahaan waxaa lasameeyay in saacadii 3 kgm oo caagada (plastic ) ,ayaa laisticmaalay ,waxaana kasoo baxaya 2 litir oo shidaal. soosaarayaashu waxey intii kudareen in intaa kabadan oo shidaal ah lasoo saari karo ayadoo sidoo kale caagada (plastic) badan laisticmaalayo.

 

Shidaalkan ayaa loo isticmaali karaa jeneretarada ,gawaarida yaryar iyo in dab ahaan cuntada lagu karsado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here