Antonio Rudiger Oo Shaaca Ka Qaaday Xiddig Chelsea Ah Oo Ku Qanciyay Ku Biirista Real Madrid.

105

Daafacii hore ee chelsea Antonio Rudiger ayaa sharaxay doorkii uu Mateo Kovacic ka ciyaaray ku biiristiisa Real Madrid.

Antonio Rudiger Ayaa Isniintii si Rasmi ah loo soo bandhigay kadib markii uu heshiis 4 sano ah u saxiixay kooxda Real Madrid.

Daafaca dhexe ayaa sheegay in uu a hadlay Kovacic iyo in uu xiddiga khadka dhexe ku qanciyay ku biiristiisa Real Madrid.

Isaga oo la hadlaya wargayska MARCa, Antonio Rudiger  ayaa sheegay in uu Kovacic ku qanciyay in uu ku biiro kooxda Real Madrid.

“Waxa aan marar badan Real Madrid kala hadlay Mateo Kovacic waxana uu iiga sheegay wax badan”ayuu rudiger yidhi

Waxa uu ii sheegay in aan ku raaxaysan doono u ciyaarista Real Madrid waliba ay tahay talaabada saxda ah ee ay tahay in aan qaado”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here