Beledweyne(Halgan.online)Wararkii ugu Dambeeyay ee Degmada Beledweyne naga soo gaaraya ayaa shagaya in dilal iyo dhac ka dhaceen Magaalada Beledweyne.
Waxa sabaa u ah fashiilka Maamulka Gobolka Hiiraan qilaafka, wax istaba mariinta.
Hase yeeshee sargaal ka tirsan Ciidanka Booliska Magaalada Beledweyne ayaa barta Facebook ku leeyahay ayoow ku qoray qoraalka hoose sii aqri
Maanta waxaan soo aasnay Allah u naxariistee Marxuum Tukoow Hiloowle Isaaq oo Habeen hore 22/05/2023 lagu dilay Deegaanka Hiiraan Bille.
Eedaysanayaasha dilka geeysto oo 3 nin ka kooban dhamaantood waxa ay ku jiraan Gacanta Ciidanka Booliiska, Insha Allah Sharciga ayaan horgeen doonaa.
Ugu dambeyntii dilalka ayaa magaalada Beledweyne caadi ka ah Malimahii Danabe waxaa lagu dilay ilaa 4Â Maraxuum.
Shacabka ku dhaqan Magaalada Beledweyne ayaa tagan alow sahal amuuraha.