Hawada Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday heerka (Class A) oo ah darajada ugu sareeysa ee bad qabka iyo maamulka ammniga hawada Soomaaliya.
Sidda ay sheegtay wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Somalia waxa qeyb ka ah maamulida hawadda Maamulka Somaliland illaa hadane wax war ah kamma soo bixin laliska mouse biixi.
Muddo 30 sanno ah Hawadda Somalia waxa ay tagneyd heerka uggu hooseeyo halka maanta ay gaartay (classA) oo ah halka uggu sareyso maamul Hawo ee uu Dal leeyahay waanna guul aad u weyn manna ahan wax si fudud ku yimid waqti iyo Aqoon ayaa lageliyay .
Ahmed Moalim Hassan oo ah Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waqti iyo Aqoon ku bixiyay siddii mar uun Dowladda Somalia ugga Harri lahaa hadalka ah isma maamuli kartiin madaamadda Dalka uu gacanta uggu jirro Ciidamadda Nabad illaalinta ee Amisom Hawana gacan innoogu jirin.
Maanta guud ahaan ummada Soomaaliyeed waxaa u soo hoyday Guul oo ay muddantahay in laggu abaal mariyo Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Ahmed Moalim Hassan madaama Hawadda Somalia ay joogaty meesha uggu hoseyso markii uu shaqadda billaabay maantayna heerka uggu sareyso mareyso ,. Hambalyo Ahmed Moalim Hassan.