Ahmed Madoobe Somalia kansar ayuu ku yahay waa farriin ka timid Fahad Yasiin

261

Mogadishu (Radio Halgan) Agaasimihii hore ee haayadda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia Fahad Yasiin ayaa weerar afka ah ku qaaday xilli uu wareysi siinaayay Geylan Media.

” Ahmed Modoobe waxa uu ladagaalay madaxweyne Abdullahi Yousuf Ahmed asigoo gashan shaati Diimeed mar kalle waxa uu ladagaallay Madaxweyne Sheikh Shariif sidoo Kalle madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud dagaal waxba leyskulla harrin ayuu lagallay ”

Siddoo kalle wuxuu sheegay Fahad Yasiin.

” Madaxweyne Farmaajo innuu wadda shaqeyn layeesho wuu diiday ajaanib ayuu u shaqeeyaa Ahmed Madoobe waanna shaqsi Somalia dhib moyee dheef u heyn hanna ogaadaan Dadka Soomaaliyeed arrintaas . ”

Gunnaanadkii farriintii Fahad Yasiin.

” Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayuu hadda isku diyaarinooyaa innuu mar labaad ladagaallo manna ahan nin xishooddo Ahmed madoobe kenya ayuu u shaqeeyaa. “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here