Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowlada Hirshabeellle Mudane Maxamed Xasan Kulmiye isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Nuur Xasan Sheekh Muuse.