Adeegga Interneetka oo ka go’an qaar ka mid ah waddamada Bariga Afrika Ay Ku Jirto Soomaaliya

138

Internet-ka ayaa maanta ka maqnaa dalal ku yaalla Africa iyo Asia, taasoo loo malaynayo inay ka dhalatay burbur ku yimid fiilooyin baddan hoos teeda mara.

Soomaaliya, Jabuuti, Tanzania, Madagaskar iyo Pakistan ayaa ka mid ah dalalka ay dhibaatadu saameysey, sida la sheegay.

Ilaa 380 oo fiilo oo badda hoosteeda mara ayaa laf-dhabar u ah Internet-ka caalamka, balse khubaradu waxa ay muddo dheer ka digayeen in ay u nugul yihiin burburka waaweyn.

Maanta cilad ma ka dareentay Internetka?.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here