Abdullaahi Sanbaloolshe the Nickolas Anelka of Somali Politics.

349

Mogadishu ( Radio Halgan) Mar kalle iyo xil wasiirnimo oo miiska u saaran sidda aan ku helnay xog hoose ayaa tibaaxeyso innuu kalla xullasho ku sameeyay sedax wasaaradood oo kalla ah wasaaradda Arimaha Gudaha Wasaaradda Gashaan-Dhiga iyo waraaqaddo Amniga balse si sax ah umma heyno wasaaradda uu kalla dhax baxay sedaxdaas wasaaradood balse Amniga u baddi.

 

Siyaasadda Somalia Tariikh tixanna ah ayeey laheyd taas oo ah in losoojeediyo shaqsi larabo innuu wasaarad ka noqdo wasiir buuxo lagunna yiraado wasaarad hebel ayaad ku qorontahay balse Xildhibaan Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe siyaasadda Somalia wuxuu ku soo kordhiyay innuu kalla xusho wasaaradda uu rabo.

 

Abdullaahi Sanbaloolshe the Nickolas Anelka of Somali Politics.

Anelka
Koox aan Loo ciyaarin ama wadan aan laga ciyaarin ma jiro, xitaa India , China iyo Turkey aa laga ciyaaray Juventus, Man city, Arsenal, Liverpool, Chelsea, PSG, Bolton iyo Real Madrid

Sanbaloolshe

Xil aan lasoo qaban waxaa ka jiro MadaxWeyne iyo PM, waxaa lasoo noqday

UN Official
Prime Minister’s Chief of staff
National security Minister
MP
Somali Ambassador to UK
Director of NISA
Prime Minister Adviser
Somali Ambassador to Turkey.
Director of NISA ( for the second time)
MP                       ( for the second time)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here