Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Jowhar ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle.
Munaasabada dhaarinta mudaayaashaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Arrimaha Gudaha Abdi Dahir Guure Karoore, Wasiirka Cadaalada Abdifatah C Adow iyo Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Abuukar Maqaney.
Mudnyaashan ayaan dhan 26 xildhibaan aydoo wadrta laga raba 27 xildhibaan