Guddoomiyahii hore Ururka Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi (Xiish) ayaa gaaray magaalada Muqdisho, waxuuna durba ka qeyb galay shirka Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Guddoomiyiyahii hore  Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Xiish ayaa shirka ka jeediyay Khudbad taariikhi ah, waxa uu kaga hadlay horumarka iyo midnimada Dhallinyarada gobolka Hiiraan, doorka aay ka qaateen Howlgalka Argagaxisada dalka looga saarayo, iyo sida horumar loo horumarin karo Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi Xiish ayaa tusaale nool u ah Dhallinyarada Soomaaliyeed,madama aad loo amaanay doorkiisa hoggaaminta ah wax qabadkiisa, iyo sida uu uga Dhallinyarada ugu dhiirra galshay in aay hormuud ka noqdaan dagaalka Argagaxisada dalka looga saarayo.

Dadaal uu sameeyay guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa suura galshay in shaqo abuur iyo Tababaro joogta helaan Dhallinyarada gobolla Hiiraan.Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi (Xiish) ayaa gaaray magaalada Muqdisho, waxuuna durba ka qeyb galay shirka Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

 

Guddoomiyiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Xiish ayaa shirka ka jeediyay Khudbad taariikhi ah, waxa uu kaga hadlay horumarka iyo midnimada Dhallinyarada gobolka Hiiraan, doorka aay ka qaateen Howlgalka Argagaxisada dalka looga saarayo, iyo sida horumar loo horumarin karo Dhallinyarada Soomaaliyeed.

 

Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi Xiish ayaa tusaale nool u ah Dhallinyarada Soomaaliyeed,madama aad loo amaanay doorkiisa hoggaaminta ah wax qabadkiisa, iyo sida uu uga Dhallinyarada ugu dhiirra galshay in aay hormuud ka noqdaan dagaalka Argagaxisada dalka looga saarayo.

 

Dadaal uu sameeyay guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa suura galshay in shaqo abuur iyo Tababaro joogta helaan Dhallinyarada gobolla Hiiraan.

Share.

Leave A Reply