Madaxweynaha Koowaad ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulahi Cosoble ayaa yiri
Waxaa mahad leh Ilahii iga dhigay Xawaadle ee aan iga dhigin Abgaal.
Ma waxaan daawan kari lahaa tolkey oo sida Abgaal isu dilaya, is barakicinaya, aqallada iska gubaya, hantida kala dhacaya, dumarkana kala kufsanaya?
Cid ka duub badan ma jirto, cid ka culumo badan ma jirto, cid ka madax badan ma jirto, cid ka ciidan badan ma jirto, cid ka aqoonyahan badan ma jirto, cid ka dhaqaale badanna ma jirto!
Duubab lagu khasaaray iga dheh!
Culumo lagu khasaaray iga dheh!
Madax lagu khasaaray iga dheh!
Ciidan lagu khasaaray iga dheh!
Aqoonyahan lagu khasaay iga dheh!
Dhaqaale lagu khasaaray iga dheh!
Abgaal anoo jecel
ayaan ka cowdi bileystaa
sidey dhexdooda isu dilaayaan