Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga.

 

Guddigan oo ka kooban 15 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa waxay kala yihiin magacyadooda sidan hoose ku qoran:-