Beledweyne(Radiohalgan.com)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha yo Dowladaha hoose ee Hirshabeelle  Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore oo malmahan  ku sugan magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa  yiri waxaan isku garabka wadana Maamul Wanag in aan ka tabagalino  heer Gobol iyo heer degmo  Deegaanada Hirshabelle iyo waliba abaabul xoogan sii loo xureen lahay Deegaanada ku harsanyahiin ee Hirshabeelle Kooxda  Nabad diidka ah ee Al-Shabaab.

Wasiir Arrimaha Gudaha HSH Mr Karoore ayaa malamihii laso dhafay ku sugana Magaalada Beledweyne.

Share.

Leave A Reply